DEG-DEG: Maxaa looga hadlayaa Kulanka u socda Madasha Badbaado Qaran ?

Hotelka Airport oo ku yaalla xeyndaabka Garoonka diyaaradaha Muqdisho ayaa waxaa ka soconaya kulan u dhexeeya Madasha Badbaado Qaran ee dhowaan looga dhawaaqay magaalada Muqdisho.

Kulanka ayaa waxaa goobjoog ah Guddoomiyaha Madasha Badbaado Qaran ahna Guddoomiyaha Aqalka Sare ee BJFS, Madaxweynayaasha Puntland, Jubbaland, Madaxweynayaashii hore ee Dalka iyo qaar kamid ah Musharixiinta Madaxweynaha.

Kulanka ayaa looga hadlayaa Shirka ka furmaya Teendhada Afisyooni iyo sidii loo xoojin lahaa go’aanka Madasha, maadama Madaxweynayaasha Puntland iyo Jubbaland ay qaadaceen Shirkan.

Idilnews


Discover more from Idil News

Subscribe to get the latest posts sent to your email.

 

Discover more from Idil News

Subscribe now to keep reading and get access to the full archive.

Continue reading