Maxkamadda ciidamada qalabka sida ayaa saakay oo Talaado ah waxay xukun ku riday 4 nin oo eedeysanayaal ah, waxaana qaarkood ay ku eedeysnaayeen inay ka mid yihiin Al-Shabaab.
Gudoomiyaha maxkamadda Darajada Koowaad Xasan Cali Nuur Shuute oo ku dhawaaqayey xukunka raggan ayaa sheegay in dhammaan lagu helay dambiyada lagu soo eedeeyay.
-
Cabdiqaadir Abukar Shaacir – Dil toogasho.
-
Maxamed Cumar Akiile – Xabsi Daa’im
-
Daa’uud Maxamed Cali – 10-Sano oo xabsi ciidana
-
Cabdilaahi Ibraahim Geesey – 2-Sano oo xabsi ciidana.
Ayub A. Ali – Idil News
Discover more from Idil News
Subscribe to get the latest posts sent to your email.