DEG-DEG: Puntland oo xukun dil ah ku riday 8 kamid ah xubnaha Al-Shabaab (Sawirro)

Maxkamadda Sare ee Ciidammada qalabka sida ee Gobalada Mudug iyo Cayn ayaa xukun dil ah ku riday 8 kamid ah Amniyaadka Kooxda Al-Shabaab, kuwaas oo ka howlgali jiray Koonfurta Magaalada Gaalkacyo oo ay ka arimiso Galmudug.

Kooxdan ayaa aheyd Shabakad ka geysata Koonfurta Gaalkacyo dilalka madax jabinta iyo qaraxyada.

Idilnews


Discover more from Idil News

Subscribe to get the latest posts sent to your email.

 

Discover more from Idil News

Subscribe now to keep reading and get access to the full archive.

Continue reading