DEG-DEG: Puntland oo xukun dil ah ku riday Rag kufsi iyo dil ka geystay Boosaaso

Maxkamadda Darajada 1-aad ee Gobolka Bari ayaa dil toogasho ah ku xukuntay labo nin oo ku eedaysnaa dilka Gabar yar oo Maydkeeda laga helay bishii hore bariga Boosaaso.

labadan nin ayaa lagu helay dilka iyo kufsiga Gabadhan ka dib baaritaan lagu sameeyay.


Discover more from Idil News

Subscribe to get the latest posts sent to your email.

 

Discover more from Idil News

Subscribe now to keep reading and get access to the full archive.

Continue reading