DEG-DEG: Qarax Ismiidaamin ah oo ka dhacay Muqdisho

Wararka ka imaanaya Magaalada Muqdisho ayaa sheegaya in qof naftiis hore ah uu isku-miidaamiyay Maqaayad ku taaalla degmada Xamar-Jajab oo u dhaw dekedda weyn ee Muqdisho.

Afhayeenka Booliska Soomaaliya ayaa bartiisa xiriirka bulshada ku soo qoray sidan, “Qof Ismiidaamiye ah ayaa isku qarxiyay Maqaayada Luul-Yamani ee ku taala Degmada Xamar Jajab, wixii ka Soo kordhana Waan idinla socodsiindoonaa.”

Warar soo baxaya ayaa sheegaya in uu jiro khasaare nafeed.

Wixii ka soo kordha kala soco Idil News


Discover more from Idil News

Subscribe to get the latest posts sent to your email.

 

Discover more from Idil News

Subscribe now to keep reading and get access to the full archive.

Continue reading