DEG-DEG: Qarax ka dhacay duleedka Dhuusamareeb

Wararka ka imaanaya deegaanada Galmudug ayaa sheegaya in Qarax miino lala beegsaday Ciidammo katirsan Xoogga Dalka Soomaaliya, kuwaas oo ku safrayay Wadada xariirisa Degmooyinka Dhuusamareeb iyo Guriceel.

Miinadan oo aheyd nooca ramuudka lagu hago ayaa la dhigay hareertay laamiga, gaar ahaan agagaarka deegaanka birta-dheer,ayaa lala beegsaday xilli Gaadiidka Ciidanku ay ku safrayeen wadada.

Ma jirto illaa hada warar dhameystiran oo laga helayo Qaraxan.

Wixii kasoo kordha kala soco Idil News.


Discover more from Idil News

Subscribe to get the latest posts sent to your email.

 

Discover more from Idil News

Subscribe now to keep reading and get access to the full archive.

Continue reading