DEG-DEG: Qarax ka dhacay Muqdisho

Wararka ka imaanaya magaalada Muqdisho ayaa sheegaya in Qarax miino lala eegtay Ciidammo katirsan Howlgalka Midowga Africa ee AMISOM.

Qaraxan oo ka dhacay EX Kantarool Balcad ayaa ahaa miinada dhulka lagu aaso, Ciidammada AMISOM ayaana qaraxa kaddib rasaas fara-badan furay.

Wixii kasoo kordha kala soco Idil News.


Discover more from Idil News

Subscribe to get the latest posts sent to your email.

 

Discover more from Idil News

Subscribe now to keep reading and get access to the full archive.

Continue reading