DEG-DEG: Qarax khasaare geystay oo ka dhacay Wanlaweyn

Waxaa goor dhaw hooygii uu ka deganaa degmada Wanllaweyn ee gobolka Shabeellada Hoose lagu dilay guddoomiye ku xigeenkii amniga iyo siyaasadda Wanllaweyn Maxamed Cabdullahi Koosto.

Weerar ku bilaawday rasaas, kadibna uu xigay qarax ayaa lagu qaaday gurigiisa, waxayna dhaawacyo kala duwan soo gaareen Aabihiis iyo xaaskiisa.

Illaa hadda lama oga cidda geysatay weerarkaas, mana jirto cid weli sheegatay mas’uuliyadiisa.

Wixii kasoo kordha kala soco Idil News


Discover more from Idil News

Subscribe to get the latest posts sent to your email.

 

Discover more from Idil News

Subscribe now to keep reading and get access to the full archive.

Continue reading