DEG-DEG:-Qarax xooggan oo hadda ka dhacay Magaalada Muqdisho .

DEGDEG!!!

Qarax xooggan oo hadda ka dhacay Magaalada Muqdisho .

Qaraxaan ayaa laga maqlayey jugtiisa qaybo ka mid ah magaalada Muqdisho.

Goobta qaraxu ka dhacay,ayaa ah Isgoyska Black-Sea sida ay iisheegeen goobjoogayaal aan xariir la sameeyey.

Waxaa lagu soo waramayaa in Qaraxu ahaa QOF NAFTII HALIGE AH!!

Goobta qaraxu ka dhacay,ayaa la sheegay in ay ku taalo fariisin ciidan.

Khasaara qaraxa & wiixii soo kordha kala soco wararkayga danbe.


Discover more from Idil News

Subscribe to get the latest posts sent to your email.

 

Discover more from Idil News

Subscribe now to keep reading and get access to the full archive.

Continue reading