Deg-deg:-Qofkii 3-aad oo qaba coronavirus oo Muqdisho laga helay

Xafiiska Qaramada Midoobey ee Soomaaliya ayaa xaqiijiyay in shaqaale ka mid ah qandaraalayaasha u shaqeeya oo ganacsade ah laga helay Coronavirus.

Qandaraaslaha waxaa uu ku jiray sideed cisho karantiil si xaaladisa ay ula socdaan dhaqaatiiir kala duwan iyo sidoo kale xiriirkiisa shaqsiga ah

Warka UNSOM laguma sheegin dalka uu dhalasho ahaan ka soo jeedo qandaraslaha walow ay jiraan soomaali badan oo qandaraas ka qaadata hayaddaha kala duwan ee degan Soomaaliya.

Kiiskan waxaa uu ka dhigayaa Soomaaliya qofkii sadexaad oo laga helo isaga oo qaba Covid – 19


Discover more from Idil News

Subscribe to get the latest posts sent to your email.

 

Discover more from Idil News

Subscribe now to keep reading and get access to the full archive.

Continue reading