DEG DEG: QoorQoor oo gaaray Muqdisho

Madaxweynaha Galmudug Axmed Qoorqoor ayaa soo gaaray magaalada Muqdisho, socdaalkiisa ayaa ah kii u horreeyay ee uu Muqdisho ku yimaado tan iyo markii loo doortay xilka Madaxweynaha Galmudug bishii Febraayo ee sanadkan.

Socdaalkiisa Muqdisho ayaa ku soo aaday, maalin kaddib markii xilka laga qaaday Ra’iisul Wasaarihii hore Xasan Cali Kheyre.

Wararka ayaa sheegaya in Madaxweynaha Galmudug Axmed Qoorqoor uu la kulmi doonaan Madaxweyne Farmaajo.


Discover more from Idil News

Subscribe to get the latest posts sent to your email.

 

Discover more from Idil News

Subscribe now to keep reading and get access to the full archive.

Continue reading