Somaliland – Dadka ku nool degmada qadiimiga ah ee Saylac ee Gobolka Awdal ayaa guryahooda iyo magaaladoodiiba ka barakacay kadib markii uu da’ay roob mahiigaan ah oo keenay in baddu ku fatahdo deegaankooda. Roobka ayaa socday 9saac oo xiriir ah.
Guddoomiyaha degmada Saylac Sacad Daahir ayaa Radio Ergo u waramay.
Discover more from Idil News
Subscribe to get the latest posts sent to your email.