Deg-deg:-Weerar khasaare gaystay Oo ka dhacay Wajeer

Weerar,ayaa ka dhacay Tuulada Wargaduuduu oo ka tirsan Ismaamulka Wajeer ee Kenya.

Madaxa Nabad galyada Ismaamulka Wajeer Lordfey kibara,ayaa xaqiijiyey Dhimashada 8-qof oo rayid ah iyo dhaawaca tiro kale.

Wararka laga helayo Deegaanka,ayaa sheegaya in Dilkan ay geysteen Koox ka tirsan Alshabaab.

Kooxda weerarka geystay,ayaa dadka kala Soocay ka hor inta aysan layn dadka.


Discover more from Idil News

Subscribe to get the latest posts sent to your email.

 

Discover more from Idil News

Subscribe now to keep reading and get access to the full archive.

Continue reading