Madaxweynihii hore ee DFS Hassan Sheikh Mohamud, oo qoraal kooban soo dhigay bartiisa Facebook ayaa sheegay in Ciidanka ka amar qaata Farmaajo ay weerar kusoo qaadeen gurigiisa.
“Waxa nasiib darro weyn ah in ciidan ka amar qaata madaxweynihii hore ay weerar ku soo qaadaan hoygeyga. Waxaan horay ugu digay kuna celinayaa khattarta ay leedahay siyaasadeynta ammaanka. Mas’uuliyadda dhibaatada ka dhalata arrinkan waxaa qaadaya Farmaajo”.
Discover more from Idil News
Subscribe to get the latest posts sent to your email.