DEGD DEG – Mid kamid ah wadooyinka hal-bowlaha u ah Puntland oo bur-burtay (Daawo )

Guddoomiye ku xigeenka gobolka Nugaal Cali Salaad Diiriye Faarax ayaa sheegay in gebi ahaanba laamiga xiriiraya Garoowe iyo Qardho uu ka go’ay tuulada Sinujiif ee gobolka Nugaal.

Balse guddoomiyaha ayaa xaqiijiyay in aysan go’in buundada Middigar oo hore si isku tashiya loo dhisay kadib markii ay daadad gooyeen sannadkii 2013.


Discover more from Idil News

Subscribe to get the latest posts sent to your email.

 

Discover more from Idil News

Subscribe now to keep reading and get access to the full archive.

Continue reading