Degmadda Goldogob oo laga daah-furay mashruuca LDF

Degmada Galdogob ee Gobolka Mudug ayaa maanta laga daah-furay mashruuca hormarinta dagmada Galdogob LDF ee JPLG

Duqa dagmada Galdogob Cabdiqafaar sheikh Ibrahim oo ay Wehlinayaan Madaxa Maamul Baahinta Iyo Tayadhiska Dowladaha Hoose ee Wasaaradda Arrimaha Gudaha DPL. ayaa si wada jira u daah furay mashuurca horumarinta Degmada Galdogob.

Madasha Daah furka mashaariicda Hormarinta Degmada waxaa goob joog ahaa xubno ka socday Wasaaradda Hawlaha Guud, xafiiska Hanti Dhowrka iyo hay’adda qandaraasyadda Puntland.

Idilnews


Discover more from Idil News

Subscribe to get the latest posts sent to your email.

 

Discover more from Idil News

Subscribe now to keep reading and get access to the full archive.

Continue reading