Dekeda Berbera oo maalinkii Afraad xiran (Daawo)

Maalintii 4-aad waxaa xiran Dekedii Magaalada Berbera ee Somaliland,kadib markii ganacsatada isticmaashaa ay diideen in ay uhogaansamaan Lacag dheeri ah oo ay kusoo rogtay shirkada maamusha Dekeda ee DP WORLD.

Ganacsatadu waxay iska diideen in ay wax kala soo degaan ama wax ka dhoofsadaan Dekeda,hoos ka daawo muuqaalka oo faahfaahsan.

Halkan hoose ka daawo muuqaalka


Discover more from Idil News

Subscribe to get the latest posts sent to your email.

 

Discover more from Idil News

Subscribe now to keep reading and get access to the full archive.

Continue reading