Dekeda Bosaso oo maalinkii labaad xiran

Dekeda Bosaso ayaa maalintii labaad xiran oo aan wax shaqo ahi ka socon kadib markii shalay la dilay Maamulihii Dekeda Paol Farmosa.

Shaqadu waxay ka istaagtay qaybta Dekedaha oo ay maamulaysay Shirkadda P&O port ee Imaraadkan, halka qaybta cashuuraha ee Kastamka wasaaradda Maaliyada ay shaqaynayso. Tiro baabuur ah oo raran ayaa ku xaniban Dekeda.


Discover more from Idil News

Subscribe to get the latest posts sent to your email.

 

Discover more from Idil News

Subscribe now to keep reading and get access to the full archive.

Continue reading