Dekeda Garacad oo Shaqadeeda iyo dhismaheeda isku garab socdaan

Dekeda Garacad oo qaybo ka mid ah Xariga laga jaray dhismaheeda,isla markaana si dardar leh loogu istcmaalo wax dhoofinta iyo wax soo dejinta,ayaa hadana,waxaa ka socda dhismaha Jan biyaha 3-Aad iyo Afraad.

Sidoo kale,waxaa dhismihiisu gabo gabo marayaa Maxjarka Xoolaha Dekeda ka dhoofaya lagu diyaarinayo,hoos ka daawo muuqaalllada…

 

Muuqaalka Dekeda

 

Muuqaalka Maxjarka

 


Discover more from Idil News

Subscribe to get the latest posts sent to your email.

 

Discover more from Idil News

Subscribe now to keep reading and get access to the full archive.

Continue reading