Deni: Ceeb ayay nagu tahay in Kenya loogasoo duulo dhinacii aan ka xignay (VIDEO)

Madaxweynaha Dowladda Puntland Dr. Siciid C/llaahi Deni, oo ka hadlayay Xaflad soo dhaweyn ah oo loogu qabtay magaalada Nairobi, ayaa sheegay inuu ka xun yahay dhibaatada amni ee Kenya kaga timaada xuduuda ay Soomaaliya la wadaagto, isagoo tusaale usoo qaatay weeraradii dhawaan ka dhacay gobolka Lamu.

“Ceeb ayay nagu tahay in Kenya loogasoo duulo dhinacii aan ka xignay, waana ka tacsiyaynayaa dhibaatadii ka dhacday Lamu,” ayuu yidhi madaxweyne Deni.


Discover more from Idil News

Subscribe to get the latest posts sent to your email.

 

Discover more from Idil News

Subscribe now to keep reading and get access to the full archive.

Continue reading