Deni iyo Axmed oo caawa uduulaya Imaaraadka Carabta

Madaxweyne Deni waxuu gaaray Kenya,isla Caawa 1-da habeenimo,waxay uwada gudbayaan isaga Axmed Madoobe Imaaraadka.

Socdaalka Imaaraadka,ayaa lagu sheegay in ay soo qaadanayaan Lacagtii Doorashada qaybtii hore iyo tan hartay ee Xildhibaanada.

Imaaraadku,waxuu joojiyay Lacagtii faraha badnayd ee uu bixin jiray halmar.

Isniinta Subaxeeda in ay kusoo laabanayaan Kenya ayay Wararku sheegayaan.

Diyaarad khaas ah,ayaa Deni ka qaaday Garowe.


Discover more from Idil News

Subscribe to get the latest posts sent to your email.

 

Discover more from Idil News

Subscribe now to keep reading and get access to the full archive.

Continue reading