Deni iyo Diyaano oo kulan uga socdo Madaxtooyada Bosaso

Madaxweyne Deni in uu la kulmo Agaasimaha Sharciga ah ee PSF waa talaabo uu ku dhiiraday oo uusan Aaran-jaan ka talogelin.

Kulankaas in uu guulaysanayo oo wax la taaban karo,kasoo baxayaan,ayaa lagu han weyn yahay.

Sida ilo muhiim ah xaqiijinayaan horay,ayaa arinkan looga soo shaqeeyay kaliya kulankan,waa jadwal diyaarsanaa oo la marayo.

Ugu danbayn 12-ka Bishan,ayaa Madaxweynuhu Wareegto rasmi ah dib ugu aqoonsanayaa Agaasime General.Maxamuud Diyaano.

Soo afjarida xiisada PSF waxay Puntland utahay Waran ku taagnaa oo laga soo afjaray.

FAAHFAAHINTA NAGALA SOCDA


Discover more from Idil News

Subscribe to get the latest posts sent to your email.

 

Discover more from Idil News

Subscribe now to keep reading and get access to the full archive.

Continue reading