Deni iyo Farmaajo Dalka dan uma ahan xiligan !!

Dadka qiimayntan sameeyay,waxay soo gudbiyeen jacaylkooda,lamase oran karo waxay taabteen xaqiiqda.

Dalka guushiisu waa Deni iyo Farmaajo oo wada baxa,sababtoo ah Labadooduba waxay khatar ku yihiin Bulshada.

Waxay wada leeyihiin dabeecado isku mid ah oo aan Umadan dan ugu jirin.

Xalka Somaliya ee xiligan,waa Madaxweyne dabacsan,Dimuqraadi ah,Dulqaad leh oo waaqiciya.

Si gaar ah,waxuu ku qurux badan yahay markan in uu ka yimaado Beesha Hawiye Madaxweynaha badalaya Farmaajo.

Deni iyo Farmaajo dalka dan uma ahan xiligan,hadaan Qabyaaladu wax indho tirayn !!

Jibril Qoobey.


Discover more from Idil News

Subscribe to get the latest posts sent to your email.

 

Discover more from Idil News

Subscribe now to keep reading and get access to the full archive.

Continue reading