Deni iyo Farmaajo oo kulan gaar ah usocdo hada

Waxaa hada socda kulan gaar ah oo udhaxeeya Deni iyo Farmaajo.

Kulankan waxaa codsaday Farmaajo goor dhawayd.

Shirka Muqdisho maalinkiisii labaad waxuu kusoo xirmay horumar la’aan.

Labada jiho oo lakala fadhiyo,ayaa kala ah..

1Puntland iyo Jubaland oo taagan Dhuusamareeb-3 waxii kasoo baxay waxba kama jiraan.

2.Farmaajo iyo kooxdiisa oo taagan wax halaga badalo Dhuusamareeb-3 balse hala qaato.

La soco kulankan muhiimka ah waxii kasoo baxa.

Jibril Qoobey.


Discover more from Idil News

Subscribe to get the latest posts sent to your email.

 

Discover more from Idil News

Subscribe now to keep reading and get access to the full archive.

Continue reading