Deni iyo Karaash keebaa helay doodii Dastuurka Puntland?

Murankii Dastuurka ee ka dhex taagnaa Madaxweynaha iyo ku xigeenkiisa,waxaa helay dooda Madaxweynaha.

Sharci yaqaano arinka ufariistay oo labada dhinac ukala dabqaaday,waxay ukala gudbiyeen fasiraad oranaysa..

“Puntland Dal ma’ahan ee waa Maamul Goboleed ka tirsan Somaliya,Dalku waa Somaliya Madaxweynuhuna meel ka mid ah,ayuu joogaa,sidaa daraadeed isagaa Awooda Dastuuriga ah leh”.

Sida aan xogta ku helay Karaash soo gudbinta Sharciyaqaanadaas,waa ku gacansayray,waxuuna sii daayay isbadalo iyo magacaabis.

Jibril Qoobey.


Discover more from Idil News

Subscribe to get the latest posts sent to your email.

 

Discover more from Idil News

Subscribe now to keep reading and get access to the full archive.

Continue reading