Deni iyo Muuse oo ku Gacansayray Xasan Shiikh dalab uu hordhigay

Madaxweynaha Fadaraalka,waxuu xiriir la sameeyay Madaxweynayaasha Puntland iyo Somaliland.

Muuse Biixi waa ka qaban waayay Taleefoonka,waxuuna ka caraysan yahay xogo sheegaya in Dowlada Fadaraalku xiriir lasoo samaysay Isimo Beesha Dhulbahanta ah una soo dirtay dhaqaale.

Deni waxay isla fahmi waayeen sida xaalka Laascaanood loo maaraynayo oo loo xakamaynayo xaalkeeda.

“Waxay ahayd in aad Shacabka garab istaagto la xasuuqayo,Aniguna waa taageerayaa oo dagaalka waa galaynaa”Ayuu yiri Deni.

Madaxweynaha Fadaraalku,waxuu isku dayayaa in uusan dagaal kale oo aan ahayn kan Shabaab lagula dirirayo ka qarxin Somaliya.

Jibril Qoobey.


Discover more from Idil News

Subscribe to get the latest posts sent to your email.

 

Discover more from Idil News

Subscribe now to keep reading and get access to the full archive.

Continue reading