Deni iyo Waare oo kulan gaar ah ku yeeshay Muqdisho (Sawirro)

Madaxweynaha Dowladda Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni, ayaa hoyga uu ka deganyahay Muqdisho ku qaabilay Madaxweynaha Hirshabeelle Mudane Maxamed Cabdi Waare oo booqasho ugu yimi.

Kulanka oo ahaa mid xasaasi ah ayaa labada Madaxweyne uga hadleen xaalada siyaasadeed ee dalka, gaar ahaan shirka Madaxda DFS iyo Dowlad Gobaleedyada ee ka furmaya Muqdisho, kaas oo go’aan looga gaari doono arrimaha doorashooyinka.


Discover more from Idil News

Subscribe to get the latest posts sent to your email.

 

Discover more from Idil News

Subscribe now to keep reading and get access to the full archive.

Continue reading