Deni oo amray dhaarta kadib in dib Garowe loogu soo cesho Xildhibaanada Fadaraalka

Deni,waxuu amray marka ay dhaarta maraan in horay Garowe looga soo celiyo Xildhibaanada Fadaraalka ee Puntland laga soo doorto.

Sidaanoo kale,waxaa lagu sameeyay markay qaateen Shahaadada.

Agaasimyaal ka tirsan Madaxtooyada Puntland,ayaa horkaca oo udiyaariya Hotelada dibna usoo celiya Xildhibaanada.

Majiro Xildhibaan iskiis Xamar usii joogi kara,Magaalada Labaad ee loo ogol yahay in uu tago waa Nayrobi.

Jibril Qoobey.


Discover more from Idil News

Subscribe to get the latest posts sent to your email.

 

Discover more from Idil News

Subscribe now to keep reading and get access to the full archive.

Continue reading