Hal Kilo Mitir oo kale,ayaa lagu darayaa Wadada dhex marta Degmada Burtinle.
Kilomitirkan,waxaa bixinaya Dowlada Puntland,iyadoo la dhagax dhigay maanta.

Wadadan muhiimka ah,ayaa lagu bilaabay dhismaheeda isku tashi Bulshada qaybaheedu ay ka qayb qaateen.

Jibril Qoobey.
Discover more from Idil News
Subscribe to get the latest posts sent to your email.