Deni oo fadhigiisa ugu tagey Boqor Burhaan iyo Golihiisa Isimada

Xili danbe oo mudo xileedku kasii yahay gabaabsi,ayuu fahmsy awooda Dhaqanka Madaxweyne Deni.

Boqorka iyo Golihiisa Isimada,ayuu karaamayn ugu tagey Saakay fadhigooda.

Deni,waxuu fahmi waayay 4-tii sano ee lasoo dhaafay ugu yaraan Isimada awooda leh Labo ka hayso.

Boqor Burhaan waa mid ka mid ah kuwa muhiimsan awoodaha Dhaqan ee Puntland ka jira.

Puntland Odoyaasha dhaqanka waa awood la inkiri karin waliba markaad Siyaasada maaraynayso.

Jibril Qoobey.


Discover more from Idil News

Subscribe to get the latest posts sent to your email.

 

Discover more from Idil News

Subscribe now to keep reading and get access to the full archive.

Continue reading