65-Cod,ayuu helay,sidaa ayuu ku yahay hogaamiyaha wareega 1-aad.
Madaxweynihii Kursiga ku fadhiyay,ayaa keenay 60-Cod.
Siciid wareega labaad,waxuu haystaa fursad ay ugu kordhayaan Codadku.
Halka Farmaajo uusan haysan fursad oo ay halkaa kaga eg tahay,waxa kaliya ee ufuran,waa in uu tanaasulo oo Qof dhiso.

Jibril Qoobey.
Discover more from Idil News
Subscribe to get the latest posts sent to your email.