Deni oo joojiyay in Puntland laga soo dajiyo Gaadiidka aan xabadu karin (Akhriso)

Wareegto Kasoo Baxday Xafiiska Wasiirka Wasaaradda Amniga iyo DDR-ta Dawladda Puntland. Mudane Cabdisamad Maxamed Gallan ayaa lafaray dhamaan laamaha amaanka inaan xuudaha,Garoomada & Dekada Puntland aan laha soo Dajin karin Gaadiidka Ciidanka & Gaadiidka aan xabadu Karin.

Wareegtadaan oo ahayd dhaqan Galinta wareegto uu horey usoo saaray madaxweyne H.E Said Abdullahi Deni ayaa ahayd inaan cid aan aqoonsi saxa dowlada ka wadan aysan Gaadiidkaa lasoo Dagi karin ama Xuudaha Puntland aysan soo Galin Karin.


Discover more from Idil News

Subscribe to get the latest posts sent to your email.

 

Discover more from Idil News

Subscribe now to keep reading and get access to the full archive.

Continue reading