Qardho: 18 January 2021: Madaxweynaha Dowladda Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni, oo safar shaqo ku jooga Qardho ayaa Qasriga Madaxtooyada ku qaabilay Haweenka iyo Dhallinyarada Gobolka Karkaar.
Haweenka iyo Dhallinyarada Gobolka Karkaar ayaa Madaxweynaha uga mahadceliyay waxqabadka Dowladda sida dib-u-dhiska Ciidamada, Hirgelinta Dimuqraadiyadda, Tashiilka Maaliyadda, Kaabayaasha dhaqaalaha, xarumaha arrimaha bulshada iyo sida dowladdu door muhim ah Haweenka iyo Dhallinyarada uga siisay hoggaaminta iyo metelaada Dowladda Puntland.
Discover more from Idil News
Subscribe to get the latest posts sent to your email.