Deni oo qarka usaaran in uu dib Umagacaabo Jen.Maxamuud Diyaano

Weli waxuu ku maqan yahay 2-dii saac ee uu qabsaday,waana la sugayaa in uu si rasmi ah usaxiixo Warqada.

Mid kale,ayaa dhici karta oo ah in saxiixa Warqada ilaa Caawa saq dhexe laysla gaaro.

Si kastooy tahay lataliyayaasha Deni waa kula taliyeen in uu Warqada saxiixo,isaguna waa aqbalay.

Madaxweynuhu saxiixa Warqada kadib,waxaa dhici karta in uu ka tago Bosaso.


Discover more from Idil News

Subscribe to get the latest posts sent to your email.

 

Discover more from Idil News

Subscribe now to keep reading and get access to the full archive.

Continue reading