Deni oo shaaca ka qaaday in Xasan Shiikh ubalan qaaday awood qaybsi

Madaxweynaha Puntland Siciid Cabdullahi Deni waxa uu sheegay in Madaxweyne Xassan Shiikh uu balan-qaad u sameeyay Dowlad Goboleedyada xubnaha ka ah Dowlada Fadaraalka.

Deni oo la hadlay wargeyska the Economist,ayaa sheegay in Madaxweynaha uu u balanqaaday in uu xukunka la wadaagi doono islamarkaana uu soo dhameystiri doono dastuur cusub oo federaal ah.

Madaxweyne Deni si faahfaahsan una sharaxin waxa uu kawado xukun la wadaagista uu Madaxweynaha Fadaraalku balan qaaday.

Balse waxaa la aminsanayahay in ay tahay ka tashiga aayaha masiiriga ah ee Jamhuuriyada Fadaraaliga ah ee Soomaaliyeed.


Discover more from Idil News

Subscribe to get the latest posts sent to your email.

 

Discover more from Idil News

Subscribe now to keep reading and get access to the full archive.

Continue reading