Deni oo si cad uqirtay in uu yahay Musharax Madaxweynaha Fadaraalka

Madaxweynaha Puntland, Siciid Cabdullaahi Deni,ayaa caawa ku dhawaaqay in uu yahay musharrx u tartamaya xilka Madaxweynaha Fadaraalka Soomaaliya.

In uu yahay Musharax utaagan xilka Madaxweynaha Fadaraalka,ayuu Caawa si cad uga hor sheegay Deni Dad kooban oo lagu casumay casho ka jirta Madaxtooyada Puntland.

Jibril Qoobey.


Discover more from Idil News

Subscribe to get the latest posts sent to your email.

 

Discover more from Idil News

Subscribe now to keep reading and get access to the full archive.

Continue reading