Deni oo uga digay Xasan Sh.Faagida Qabuuraha una diray baaq

Madaxweyne Saciid Cabdullaahi Deni,ayaa ugu baaqay Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya,Xassan Shiikh Maxamud, in la ixtiraamo maytida oo dib looga laabto go’aanka lagu soo qufayo Qabuuraha Muqdisho.

 

Halkan ka daawo muuqaalka


Discover more from Idil News

Subscribe to get the latest posts sent to your email.

 

Discover more from Idil News

Subscribe now to keep reading and get access to the full archive.

Continue reading