Deni oo xariga ka jaray dhismayaal lagu kordhiyay Wasaaradda Deegaanka (Sawirro+VIDEO)

Madaxweynaha Dowladda Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni, ayaa maanta xariga ka jaray dhisme cusub oo lagu kordhiyay Wasaaradda Deegaanka, Beeraha iyo isbedelka Cimilada.

Wasiiru Dowlaha Ahna Kusimaha Wasiirka Wasaaradda Deegaanka, Beeraha iyo Isbedelka Cimilada Puntland Mudane Cabdirashiid Cali Geelle, ayaa warbaahinta la wadaagay in dhismaha cusub oo ka kooban xafiisyo uu wax badan kusoo kordhinayo Shaqada Wasaaradda.


Discover more from Idil News

Subscribe to get the latest posts sent to your email.

 

Discover more from Idil News

Subscribe now to keep reading and get access to the full archive.

Continue reading