Deni”Xamar Fadaraal ma rabto ee waagey udiyaar garowdo,ayaan la hadlaynaa”

“Shirkii ugu danbeeyay ee Madasha,waxii kasoo baxay,waxay ahaayeen in Warqada Dhimashada iyo tan Meherka Xamar loosoo raadsado oo PL waxa kaliya ee loo ogol yahay,waa Dowladaha hoose,marka Fadaraal meeshaa kama soo socdee,waxaan sugaynaa waagay Fadaraal ogolaadaan oo aan la hadli doonaa”Ayuu yiri MW Deni.

Waa mid ka mid ah Qodobada Dad badan ay kula socdaan Deni la xisaabtanka Nimanka Xamar fadhiya.

 

Halkan ka daawo muuqaalka


Discover more from Idil News

Subscribe to get the latest posts sent to your email.

 

Discover more from Idil News

Subscribe now to keep reading and get access to the full archive.

Continue reading