DF Soomaaliya oo sheegtay inay dib u fureyso safaaradeedii Kenya

Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa ku dhawaaqday inay soo celineyso xiriirkii ay la lahayd dowlada Kenya, iyadoo ugu baaqday Kenya inay dib u furto Safaaradeeda Soomaaliya.

Qoraal ka soo baxay Wasaarada Arrimaha Dibbada Soomaaliya ayaa lagu cadeeyay in dowladda Soomaaliya ay dib safaaradeeda uga furi doonto magaalada Nairobi.

Warkan ka soo baxay dowlada Soomaaliya ayaa ku soo beegmaya maalin kadib markii ay dowlada Kenya qaaday xayiraad ay hore u saartay duulimaadyada magaalooyinka Muqdisho iyo Kenya.


Discover more from Idil News

Subscribe to get the latest posts sent to your email.

 

Discover more from Idil News

Subscribe now to keep reading and get access to the full archive.

Continue reading