Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa sheegtay inay garab-taagan tahay Shacabka Falastiiniyiinta, ayna taageerayso dhismaha Dowlad madax-banaan oo Reer Falastiin lee yihiin, taas caasimadeedu ay tahay magaalada Qudus.
Go,aanka DF Soomaaliya ayaa yimid kaddib markii Wasiiru-dowlaha Wasaaradda Arrimaha Dibedda uu ka qeybgalay shir deg-deg ah oo ay yeesheen dalalka Jaamacadda Carabta.

Idilnews
Discover more from Idil News
Subscribe to get the latest posts sent to your email.