Dowladda Soomaaliya ayaa ku amartay kuxigeenka Wakiilka Midowga Africa ee Soomaaliya Simon Mulongo, inuu muddo 7 maalmood ah uga baxo dalka, kaddib markii ay ku eedeysay inuu ku jiro howlo aan waafaqsaneyn wajibaadka AMISOM.
Waraaq kasoo baxday Wasaaradda Arrimaha Dibadda DFS ayaa Persona Non-grata loogu jaray Mr. Mulongo, taas oo ah inaan dalka laga rabin.
Dowladda Soomaaliya ayaa ku amartay kuxigeenka Wakiilka Midowga Africa ee Soomaaliya #SimonMulongo inuu muddo 7 maalmood ah uga baxo dalka, kaddib markii ay ku eedeysay inuu ku jiro howlo aan waafaqsaneyn wajibaadka @amisomsomalia. pic.twitter.com/pDl7P1g4qb
— Abdirashid A. Warsame (@Bilecagey) November 4, 2021
Idilnews
Discover more from Idil News
Subscribe to get the latest posts sent to your email.