DFS oo dib u fasaxday dulimaadyada tooska ah ee taga Kismaayo

Dowladda Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa fasaxday diyaaradaha rakaabka ee caalamiga ah ee toos u tagaya ama ka dhoofaya magaaladda Kismaayo ee xarunta KMG ah ee Dowlad Gobaleedka Jubbaland.

Diyaaradahan oo soo mari jiray Muqdisho ayay Dowladdu sheegtay inay toos uga dagayaan garoonka diyaaradaha magaalada Kismaayo, kaddib 1 sanno oo cunaqabateyn saarneyd Kismaayo.

Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa diyaaradaha tooska ah ee taga Kismaayo joojisay sanadkii tagay, kaddib khilaaf ka dhashay dib u doorashada Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Jubbaland Axmed Maxamed Islaam (Axmed Madoobe).


Discover more from Idil News

Subscribe to get the latest posts sent to your email.

 

Discover more from Idil News

Subscribe now to keep reading and get access to the full archive.

Continue reading