DFS oo gudbisay warbixin ku saabsan xaaladdaha Bini’aadanimo ee Soomaaliya

Shir looga hadlayay arrimaha Bini’aadamnimo ee caalamka ayaa maanta lagu soo gaba-gabeeyay magaalada Geneva ee dalka Switzerland, kaas oo ay Dowladda Federaalka Soomaaliya ay uga qeybgashay Wasiirka Wasaaradda Gargaarka, maareynta & musiibooyinka ee Soomaaliya Marwo Khadiijo Maxamed Diiriye.

Shirka oo ay ka qeyb galeen Wasiiro ka socda qaar kamid ah wadamada Caalamka ayaa waxaa diirada lagu saaray dhibaatooyinka bani’aadannimo ee jira iyo sida looga gudbi karo.

Wasiirka Wasaaradda Gargaarka, maareynta & musiibooyinka ee Soomaaliya Marwo Khadiijo Maxamed Diiriye oo ku matalayay Shirkaasi Soomaaliya ayaa ka jeedisay warbixin ku saabsan xaaladdaha Bini’aadanimo ee Soomaaliya.

Idilnews


Discover more from Idil News

Subscribe to get the latest posts sent to your email.

 

Discover more from Idil News

Subscribe now to keep reading and get access to the full archive.

Continue reading