Dhaawacyadii Qaraxii shalay waxaa loo qaaday dalka Turkiga intoodii cuslayd.
Diyaarad Milatari oo siday Dawo iyo shaqaale gurmad oo Madaxweynaha Turkigu soo diray,ayaa qaaday Dhaawacyada.
Diyaarada,ayaa soo gaartay Muqdisho xili hore.
Ilaa iyo hada Dowlada Turkigu waa mida kaliya ee muujisay gurmad muuqda marka laga soo tago canbaarayn Qaraxa oo ka timid Dowladaha qaar.
Jibril Qoobey.
Discover more from Idil News
Subscribe to get the latest posts sent to your email.