Dhabancad oo aan Gaalkacyo laga dareemin

Gaalkacyo maalinkii labaad,ayuu ku sugan yahay lagamana dareemin Dhabancad.

Waxgaradka iyo haldoorka magaalada waa diideen ilaa iyo hada in ay la kulmaan.

Madaxweyne Deni Dhabancad Wasiirnimadu waa ku weyn tahay ee maqaamkiisu waa Agaasimaha Madaxtooyada ee ka dhigo.

Dhabancad waa shaqaale daacad ah oo nadiif ah ee hogaamiye Umad matali kara mahan.

Jibril Qoobey.


Discover more from Idil News

Subscribe to get the latest posts sent to your email.

 

Discover more from Idil News

Subscribe now to keep reading and get access to the full archive.

Continue reading