Ma jirin Wasiir Puntland ah,gaar ahaan Wasiirada Mudug oo maanta yimi soo dhoweynta Islaanka.
Wasiirka arrimaha Guddaha Maxamed Dhabancad oo Garowe jooga,ayaan imaan soo dhoweynta Islaan Bashiir Islaan Cabdille iyo waftiga la socda.
Dhabancad,ayaa tan iyo shalay ku mashquulsanaa baajinta Isimada,waase ku guuldaraystay,waana mid keentay in uu Maanta hor imaan waayo Beesha.
Jibril Qoobey.
Discover more from Idil News
Subscribe to get the latest posts sent to your email.