Dhabancad oo la kulmay Guddoomiyaasha Degmooyinka Puntland (Sawirro)

Wasiirka Wasaarada Arrimaha Gudaha Federalka iyo Dimuqraadiyeynta Dowladda Puntland Maxamed Cabdiraxmaan Dhabancad oo ay Wehliyaan Wasiir ku-xigeenka Wasaaradda Cabdiweli Mire Xirsi, Wasiir Dawlaha Wasaaradda, agaasimaha Guud ee Wasaaradda Arrimaha Gudaha, Agaasimaha waaxda D/Hoose iyo Gobolada, ayaa kulan casho sharaf iswareysi ah la qaatay qaar kamid ah Guddoomiyaasha gobolada iyo Degmooyinka Puntland.

Ujeedka Kulanka ku saabsanaa adkeynta wadashaqaynta Degmooyinka iyo gobolada, xoojinta isla xisaabtanka iyo baahinta adeegyada aasaasigaa.


Discover more from Idil News

Subscribe to get the latest posts sent to your email.

 

Discover more from Idil News

Subscribe now to keep reading and get access to the full archive.

Continue reading