Dhac si weyn uga socda Xaafada Somalidu ubadan tahay Ee Islii

Ciidamada Booliska Dowladda Kenya,ayaa adkeeyay ammaanka xaafadda Eastleigh ee magaalada Naiorbi kadib markii maalmihii lasoo dhaafay ay halkaasi ka dhaceen falal amni darro ah oo lagu beegsanayay bulshada Soomaalida ee ku nool Xaafaddaasi.

Guddiga amniga Xaafadda Islii,ayaa sheegay in hawlgalladii looga gol leeyahay sidii looga hortagi lahaa kooxo burcad hubaysan oo maalmihii lasoo dhaafay dhac ka gaysanayay xaafadda Islii.

Islii waa Xaafad aad ucamiran oo Ganacsi xoog badan ka jiro oo ay ku yaalaan Suuqyo waa weyn.


Discover more from Idil News

Subscribe to get the latest posts sent to your email.

 

Discover more from Idil News

Subscribe now to keep reading and get access to the full archive.

Continue reading