Dhacdooyin amniga lid ku ah oo ka dhacay Bosaso

Xalay Kayntaroolka Magaalada,waxaa lagu soo tuuray Hoobiyayaal.

Shalay,waxaa rasaas iswaydaarsaday Askar PSF ah oo la sheegay in ay fasax usocdeen iyo kuwa ilaalada Kayntaroolka ah,waxaana ku dhaawacmay hal Askari PSF ka tirsan.

Khudbadii Salaada Ciida ka danbaysay,waxaa laga saaray hadalkiisii Talyaha Booliska Bari oo ay ahayd in uu hadlo Gudoomiyaha Gobolka iyo Duqa Magaalada kadib.

Waxaa xusid mudan in goobta Salaada lagu tukanayay ay amaankiisa gacanta ku hayeen PSF.

Waxaa muuqata in Gacmaha Ciidanku aysan midaysnayn oo firaaq amaan jiro.

Jibril Qoobey.


Discover more from Idil News

Subscribe to get the latest posts sent to your email.

 

Discover more from Idil News

Subscribe now to keep reading and get access to the full archive.

Continue reading